Dhaqaaladdarnaan

Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:

1. eeg dhaqaalad- daran. 2. Si aan habboonayn oo hanti loo maamulo. 3. Si aan habboonayn ee wax loo xannaaneeyo. ld dhaqaaladdarri, dhaqaaladdarro.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaqaaladdarnaan

dhaqaaladdarri | dhaqaaladdarro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg