Dhaqaaq

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Bilaabidda wax taagani ay socod bilaabaan. ld dhaqaaqid.


Dhaqaaq

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

1. Wax taagnaa socod bilaabid. 2. Subag, xayr iwm dhalaalid. 3. Ku d.: Hawl iwm wax ka qabashadeeda bilaabid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaqaaq

aakib | aal | ka | unug-dareen-dhaqaaq | unug-maskaxeedka dhaqaaqa | wabaxtaraar | abbaato | bacaad-qaab-bileed | barabbax | baraf-durduro |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg