Dhaqaaqilyo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Nafley yar oo dhaqaaqeeda dhib lagu arki karo; muuqaal aad u yar oo nuuxnuuxsanaya; dhaqaaqil.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaqaaqilyo ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg