dhaqanwareeg
(m.l)Dhaqanguur. ld dhaqanwareegid.
dhaqanwareeg
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gay, -gtay)Dhaqan bulsho mid kale oo ka xoog badan ku beddelmid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaqanwareeg ↴
dhaqanwareegid [m.f.dh]
eeg dhaqanwareeg². ld dhaqanwareeg¹.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg