Dhaqanwareer
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Dhaqanhabow. Dhaqanhabow
Dhaqanwareer
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Dhaqan aan xog-ogaal loo ahayn cid ku beermid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaqanwareer ↴
dhaqanwareeri | dhaqanwareerid | dhaqanwareerin | dhaqanwareeris | dhaqanwareeris | dhaqanwareersan | dhaqanwareersanaan | dhaqanwareersanaansho |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

