dhaqanwareeri
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Bulsho dhaqanhabow ku beerid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaqanwareeri

dhaqanwareerid [m.f.dh]
eeg dhaqanwareer². ld dhaqanwareeris².

dhaqanwareerin [m.f.dh]
eeg dhaqanwareeri. ld dhaqanwareeris¹.

dhaqanwareeris [m.l]
ld dhaqanwareerin.

dhaqanwareeris [m.dh]
ld dhaqanwareerid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg