dhaqlee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-leeyay, -leysay)Si kibir iyo maangaabnimo ku jirto u dhaqmid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaqlee ↴
dhaqlayn [m.f.dh]
eeg dhaqlee. ld dhaqlays.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg