Dhaqmaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dhaqmidda; asluub; nolol. 2. Wax la isticmaalay, wax aan cusub ahayn.

Dhaqmaad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Dhaddig dad ama xoolo oo aan weli dhalmaddeyn. ld dhaqmaati.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaqmaad

dhaqmaati |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg