Dharaq
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:In yar oo caano ah oo neef la maalay ama la nuugay candhadiisa ku harta.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dharaq ↴
dharaqsad | dharaqsasho | dharaqsi | dharaqso | dharqi | mirriq |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg