Dharbi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Biyo yar wax ku qoyn. 2. Qof ulayn. 3. ld dharki.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dharbi ↴
dharbin | dharbis | dharqi | dharqin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg