Dhareer

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Qoyaan layiig ah oo nafleyda afkeeda ka yimaada; cay. 2. ld dhareerid.


Dhareer

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Qoyaan layiig ah afka ka keenid (nafley).


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhareer

xab | asiidha yuurig | cabeeb | dhareerid | dhareerrey | mandhareer |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg