Dharsamee
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-meeyay, -maysay)Dhar ama maro samayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dharsamee ↴
dharsamayn | dharsameeye |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg