dhashuun
(m.l)1. Dhacaan adag oo meel bugta ka yimaada; malax, milil. 2. ld dhashuumid.
dhashuun
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-uumay, -uuntay; -uumi)Meel bugta dhacaan adag ka imaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhashuun ↴
dhashuumid [m.f.dh]
eeg dhashuun². ld dhashuun¹ (2).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg