dhasiig
(m.l)1. Dhega-adayg. 2. ld dhasiigid ld dhansiig¹.
dhasiig
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-gay, -gtay)Wax ka dhega-adaygid. ld dhansiig².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhasiig ↴
dhansiig [m.l]
ld dhasiig¹.
dhansiig [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
ld dhasiig².
dhansiigid [m.dh]
ld dhasiigid.
dhasiigid [m.f.dh]
eeg dhasiig². ld dhansiig¹, dhansiigid, dhasiig¹ (2).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg