dhaweyn
(m.dh)ld dhoweyn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaweyn ↴
maamuus [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Cid si xushmad iyo wanaag leh u soo dhaweyn. ld naamuus².
dhoweyn [m.f.dh]
eeg dhowee. ld dhaweyn.
fariisi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax salka dhul u dhigid. 2. Cid fadhi ku soo dhaweyn. 3. Ka f.: cid shaqo ka joojin. 4. Caano iwm garoorin. ld fadhiisi.
hayjad [m.dh]
H. ah: meel cidla ah oo aan degaan u dhaweyn.
martiggeli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof marti ahaan u soo dhaweyn.
qaraabaqansax [Magac Lab/Dheddig Urur | Noun Masculine/Feminine Collective]
Qaraabannimo aan dhaweyn.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg