Fariisi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Wax salka dhul u dhigid. 2. Cid fadhi ku soo dhaweyn. 3. Ka f.: cid shaqo ka joojin. 4. Caano iwm garoorin. ld fadhiisi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fariisi ↴
arrumo | arrun | arrun | balli | banfariisi | banfariisi | biyafariisin | danfariisi | danfariisi | danqaaro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg