dhawrso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)1. Xumaan, ceeb iwm iska ilaalin. 2. Wax ka cabsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhawrso ↴
dhawrsasho [m.f.dh]
eeg dhawrso. ld dhawrsad, dhawrsi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg