dhayal
(m.l)

1. Cayaar; kaftan. 2. ld dhayalid. ld dheyal¹.

dhayal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-alay, -ashay)

Cayaarid, kaftamid. ld dheyel².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhayal

dhayali [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld dheeli.

dhayalid [m.f.dh]
eeg dhayal². ld dhayalis².

dhayalin [m.dh]
ld dheelin.

dhayalis [m.l]
ld dheelin.

dhayalis [m.dh]
ld dhayalid.

dhayalsad [m.l]
ld dhayalsasho.

dhayalsasho [m.f.dh]
eeg dhayalso. ld dhayalsad, dhayalsi, dheyelsasho.

dhayalsi [m.l]
ld dhayalsasho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg