Dhaygag

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Yaab awgiis meel ama wax iyadoo aan la libiqsanayn. 2. ld dhaygagid.


Dhaygag

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Ku dh.: yaab awgiis wax iyadoo aan la libiqsanayn eegid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaygag

biniini | dhaygagid | majeero |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg