Dhays

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

D. ah: neef soo sid dhoweeyey oo candhadiisa iyo sabiishiisa ka muuqato buurnaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhays

baandhays | badhaysi | dardhaysan | dardhaysnaan | dardhaysnaansho | dhaysi | dhaysin | fiindhays | gulukows |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg