dhebed
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective) (-do, m.l)Haan biyood bir ah; fiin; galaw.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhebed ↴
fiin [m.dh]
1. Jaad ka mid ah shimbiraha oo leh qaylo dheer oo meel fog laga maqlo, dadkuna rumaysanyahay inay ka digto colaad ama roob badan; galaw, dhebed. 2. Geed, buur iwm. meeshooda ugu sarreysa. 3. Kuul yaryar oo haweenku xirto.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg