Fiin
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Jaad ka mid ah shimbiraha oo leh qaylo dheer oo meel fog laga maqlo, dadkuna rumaysanyahay inay ka digto colaad ama roob badan; galaw, dhebed. 2. Geed, buur iwm. meeshooda ugu sarreysa. 3. Kuul yaryar oo haweenku xirto.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fiin ↴
dhako | dhalo | dhebed | endoorfiino | fiin barbaar | fiindhayn | fiindhays | fiindhee | fiindho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg