Dheefshiid-dhiman

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(daaw.) Dheefshiid xumaada, cunnada kaddib xanuun bay leedahay, dibiro, lallabo iyo matag.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dheefshiid-dhiman


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg