Dheelaas
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Cayaaro farax iyo raynrayn badan darteed loo sameeyo. 2. ld dheelaasid.
Dheelaas
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)Cayaaro farax iyo raynrayn badan darteed u samayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dheelaas ↴
dheelaasid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg