dheelallaabo
(m.dh)Hurdo laga kacay oo aan weli la baraarugin, makalaalax. ld dhelallow¹, dheerallaabo, dheerallow¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dheelallaabo ↴
dheelallow [m.l]
ld dheelallaabo.
dheerallabo [m.dh]
ld dheelallaabo.
dheerallow [m.l]
ld dheelallaabo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg