dheelan
(m.l)

Socodka habeenkii la socdo; guuro. ld dheelmid.

dheelan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-lmay, -lantay; -lmi)

Nafley habeen socosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dheelan

dheelmid [m.f.dh]
eeg dheelan². ld dheelan¹.

shub [m.l]
1. Dhis ka samaysan bir, ciid, quruurux iyo shamiinto isku dhafan oo isku qallalay. 2. Cayaar ka mid ah cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka soomaaliyeed, leh jiib iyo jaan oo ragga iyo dumarku wada dheelan. 3. ld shubid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg