Dheelsii
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)1. Qof ku cayaarid ama dhagrid. 2. ld dheeli.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dheelsii ↴
dheeli | dheelin | dheelsiin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg