Dhega-adayg

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Dabci qof leeyahay oo u diida in si sahlan ku fulin waxa loo diray. ld dhega-adkaan.


Dhega-adayg

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Ku dh.: cid wax loo diray fulin waayid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhega-adayg

dhasiig | dhasiig | dhega-adaygid | dhega-adkaan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg