dhegaati
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine) (-iyo, m.dh)

1. Xarig yar oo dhigaha lagu xiro. 2. Siddo xarig ah oo waxyaabaha qaar loo yeelo. ld dhagaati.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhegaati

dhagaati [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-iyo, m.l)
ld dhegaati.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg