dhegannuglow
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-laaday, -laatay)

U dh.: qof waxa la faro si sahlan u qaata noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhegannuglow

dhegannuglaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg dhegannuglow. ld dhegannuglaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg