Dhegjeex

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Summad idaha dhegaha looga dhigo iyadoo dhegta dhinac la jeexayo.

Dhegjeex

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)

Ido, summad dhegaha uga samayn iyadoo dhegta dhinac la jeexayo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhegjeex

dhegjeexid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg