Dherer

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Salka iyo baarku inta ay isu jiraan, joog. 2. Wax dacalka uu ka bilowdo iyo ku dhammaado inta ay isu jiraan. 3. Fogaan.


Dherer

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga:

(ray, -rtay) 1. (f.g) Aad u sugid; raagsasho; dhaahsasho. 2. (f.mg) Taagnaan; likaysnaan.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dherer

aadimo | yaardi | baac | maalin-qorraxeed | waar | xaddi leeb | xaddi-foolwaa | abley | ambiyeer | arag-qumin |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg