Dhereri

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Wax dhirirkiisa cabirid. 2. Bawd, derbi iwm dherer u raacid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhereri

dhererid | dhererin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg