dherersan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax la dherershay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dherersan ↴
deyl [m.dh]
Midab madow oo ku dherersan macasha ilaa sakaarka idaha.
dherersanaan [m.f.dh]
eeg dherersan. ld dherersanaansho.
dherersanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dherersanaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg