Dhexbeegid
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(xis.) Habka laga qiyaaso qiimaha fansaar iyada oo la adeegsanayo qiimayaal la yaqaan ee ku yaalla labada dhinac ee fansaarka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhexbeegid ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg