Dhexeeye

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)

(xis.) Urur kasta oo daato ah marka loo ratibo horsamaan baaxadeed ama fanata tirada ama walaxda ku aaddan bartamaha ururka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhexeeye

owlaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg