Dhexfur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

(xis.) Xarriq toosan oo geeska saddexagal ku xirta bar-bartameedka dhinaca horjeedaha ah. Dhexfurrada saddexagal waxa ay iska gooyaan bar keliya, taas oo ah xuddumeedka saddexagalka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhexfur


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg