Dhexsocoto
Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:1. Hadal yar ama tix yar oo soo noqnoqota oo maansada qaybo loogu kala qaybiyo. 2. Dad dadka hadalka u kala qaada ama dawlad u adeega oo warka u geeya; jaasuus. 3. Dad si joogto ah, laba meelood isaga safra.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhexsocoto ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg