dhibib
(m.l)ld dhibiib¹.
dhibib
(m.l)(daaw.) Xaalad daran oo si kedis ah qof ugu dhacda, sida badanna saameysa dhinac dhan oo jirka ka mid ah, waxaana keena dhiigga oo ka kala go'a qayb ka mid ah maskaxda.
dhibib
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay)ld dhibiib².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhibib ↴
wadaamagooye [m.l]
(c.fal.) Koox afar xiddigood ah oo laga arki karo kubbad-badhka koonfureed, oo u habeysan qaab laanqayreed, dhibibka ugu dheer ee barahooduna uu yahay koonfur; haddii dhidibkaas la fidiyo 4 jeer dherekiisa, waxa soo baxaya bar u dhowr cidhifka koonfureed. Marka kooxdaa xiddigaha ah waxa lagu isticmaalaa kubbad-badhka koofureed, sida xiddig cidhifeedka kubbad-badhka waqooyi, si jihada loo ogaado.
dhibibid [m.dh]
ld dhibiibid.
dhibibtir [m.l]
ld dhibiibtir¹.
dhibibtir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray,- rtay)
ld dhibiibtir².
dhibibtiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
ld dhibiibtiran.
dhibibtirnaan [m.dh]
ld dhibiibtirnaan.
dhibibtirnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhibiibtirnaan.