Dhibiib
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Suuxdinta ku timaadda qof dhiig badani ka baxay, dhiigbax. 2. ld dhibiibid. ld dhibib¹.
Dhibiib
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)Qof dhiig badani ka baxay suuxid. ld dhibib³.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhibiib ↴
deddatir | dhibib | dhibib | dhibibid | dhibibtir | dhibibtir | dhibibtiran | dhibibtirnaan | dhibibtirnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg