dhibiibtirid
(m.f.dh)eeg dhibiibtir². ld dhibibtirid, dhibiibtir¹ (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhibiibtirid ↴
dhibiibtir [m.l]
1. Nafaqo la siiyo qof dhiig badani ka soo baxay. 2. ld dhibiibtirid. ld dhibibtir¹.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg