dhicisow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)1. Dhicis noqosho. 2. Wax fashilmid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhicisow ↴
dhicisoobid [m.f.dh]
eeg dhicisow.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg