dhididsii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)ld dhididi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhididsii ↴
dhididi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Nafley jirkeeda dhidid ka keenid. ld dhididsii.
dhididin [m.f.dh]
eeg dhididi. ld dhididsiin.
dhididsiin [m.dh]
ld dhididin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg