dhigaali
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax kaydin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhigaali

dhigaalin [m.f.dh]
eeg dhigaali.

dhigaalis [m.l]
Dhul dhowr jeer la beeray oo loo nasinaayo in mar kale la beero.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg