dhigdhigsii
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iiyay, -iisay)Ka dh.: wax dhaqdhaqaajin. Tus. “Ridii dabadey ka dhigdhigsiisay”.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhigdhigsii ↴
dhigdhigsiin [m.f.dh]
eeg dhigdhigsii.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg