Dhigee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-geeyay, -gaysay)1. Aqal miyi la dhisaayo dhigo u yeelid. 2. Rati la raraayo dhigo ka taagid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhigee ↴
dhigayn | dhiigeyn | lool | meeraxeer |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg