dhiibi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Maro, harag iwm togid si jactadku uga ba'o.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhiibi

ammaanaysii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Qof ammaano u dhiibid.

arrimi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. Ka a.: arrin, talo ka dhiibid. 2. U. a.: cid u talin.

dhiibid [m.f.dh]
eeg dhiib. ld dhiibis².

dhiibin [m.f.dh]
eeg dhiibi. ld dhiibis¹.

dhiibis [m.l]
ld dhiibin.

dhiibis [m.dh]
ld dhiibid.

dhiibitir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Cid dhaawac ah israacin.

dhiibitiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax la israaciyay ahaansho (qof dhaawac ah).

dhiibitirid [m.f.dh]
eeg dhiibitir.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg