Dhiidhiib

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Fadhi luguhu u fidsanyihiin fariisasho (qof).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhiidhiib

dhiidhiibi | dhiidhiibid | dhiidhiibin | dhiidhiibsad | dhiidhiibsan | dhiidhiibsanaan | dhiidhiibsanaansho | dhiidhiibsasho | dhiidhiibsi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg