Dhiig-ku-shubid
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(daaw.) Dhiig laga soo miiray qof caafimaad qaba oo dhiig bixiye ah (donor) oo lagu shubo aroor ka mid ah xididdada dhiigga ee qof kale oo dhiiggiisu ku fillaan waayey tiro yari ama tayo xumi awgeed oo ka iman karta shil ama cudur.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhiig-ku-shubid ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg