Dhiigbax-maskaxeed

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(daaw.) Dhigbax ka yimid halbowle oo maskaxda ku furma, sida badan waxa sabab u ah cudur ku dhaca xididdada dhiigga iyo dhiigkar.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhiigbax-maskaxeed


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg